Need Help?
For more Information feel free to contact us.
Call Us 24/7
+252634528142
Write Us
oodroge@gmail.com
Main Office
Borama, Awdal
Send Us a Message
Su’aalaha Badanaa La Isweydiiyo (FAQ)
Oodroge waa madal hormuud u ah waxbarashada Online ka ah iyo teknoolojiyadda oo fadhigeedu yahay Borama, taasoo ay ka go’an tahay in ay kobciiyo awoodna siiyo ardayda Somalida iyo hay’adaha iyada oo laadeegsanayo habab casri ah oo hal-abuur leh
Waxaad koorsooyinka ka heli kartaa adigoo booqanaya boggayaga internetka (All Courses – oodroge) ama YouTube-ka, halkaas oo aad iska diiwaangelin karto si aad wax uga barato.
Madasha Oodroge waxay bixisaa koorsooyin lacag la’aan ah iyo kuwa lacag leh. Koorsada aad doorato ayaa go’aaminaysa khidmadda.
Haa, dhammaan ka-ardayda dhameystira koorsooyinka waxay helayaan shahaadooyin xaqiijinaya guushooda.
Haa, Oodroge waxay bixisaa taageero joogto ah ardayda si ay uga caawiso xalinta su’aalaha iyo wax kasta oo farsamo ah ee ay la kulmaan. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa Email(oodroge@gmail.com) ama Phone/WhatsApp (252 634528142) ama boga sare ee contact-ga ah.